Kenya oo Shaacisay in ay dileen xubno katirsan Al Shabaab oo dalkooda soo galayay

Milatariga dalka Kenya ayaa shaaciyay in dagaalyahano katirsan Al Shabaab ku dileen howlgal milatari ay ka fuliyeen deegaannada Sariira iyo Kulbiyow ee ka tirsan Keymaha Boni ee degmada Lamu ee gobolka Xeebta. War kasoo baxay Ciidamada Difaaca Kenya ee KDF ayaa lagu sheegay in howlgalka ciidamada fuliyeen lagu dilay toban dagaalyahan oo looga shakisan yahay … Continue reading Kenya oo Shaacisay in ay dileen xubno katirsan Al Shabaab oo dalkooda soo galayay